Ku Soo Dhawoow Somlearning Academy

World Best Online Academy

Halkan Waxaad Ka Heli Doonta Fursado Waxbarasho Oo Tayo Leh, Tababaro Xirfadeed,

Iyo Agab Kaa Caawinaya Inaad Gaarto Yoolkaaga Mustaqbalka.Ā 

Online Courses

Baro Courses Adigoo Gurigaaga Ama Goobtada Shaqada Jooga

Online Skills

Xirfadu Waa Awood - Waa Mid Kuu Keeni Karta Shaqo, Madax Bannaani, Iyo Kalsooni

Online Consultation

Hel Talooyin Sax Ah, Si Degdeg Ah Oo Online Ah, Meel Kasta Oo Aad Joogto

Courses ka An Hayno

Academic Programs

Excel Course

This Excel course you will learn how to use Microsoft Excel software to organize, analyze, and visualize data through spreadsheets,Ā including basic functions,Ā formulas, charting, data manipulation, and formatting to effectively manage information for business needs

Quic-Book Course

AĀ QuickBooksĀ courseĀ teaches individuals how to use the QuickBooks accounting software to manage their business finances, including functions likeĀ invoicing customers,Ā paying bills,Ā tracking income and expenses,Ā generating reports

Arabic Course

Fur fursad cusub adigoo baranaya luqadda quruxda badan ee Carabiga! Koorsadan Carabiga ee Online ah waxaa si gaar ah loogu talagalay ardayda heer walba leh – laga bilaabo kuwa bilowga ah ilaa kuwa horumarsan.Ā 

Testimonials

What Our Students Say

Accounting Student

ā€œWaxaan aad ugu faraxsanahay adeegga SomLearning Online Academy – jadwal dabacsan, casharro la heli karo 24/7, iyo taageero xirfadeed sidoo kale SomLearning waxay keentay fasalka accounting-ka gurigeyga. Waxaan ku helay aqoon aan uga gudbay imtixaankii ACCA-ka!ā€ Mahadsanidiin!ā€n

Abdirahman Ahmed Sh,Aden
Computerizing accounting student

Health Students

ā€œAnigoo ah arday caafimaad barta, SomLearning Online Academy waxay ii noqotay saaxiib aqooneed oo muhiim ah. Waxaan halkaas ka helay casharro si qoto dheer u faahfaahsan, macallimiin aqoon dheer leh, iyo fursad aan ku barto sayniska caafimaadka si casri ah oo la jaanqaadaya waqtiga. Haddii aad tahay qof raba inaad horumar ka samayso xirfaddaada caafimaad, SomLearning waa meesha ugu habboon.ā€

Abdifatah Mahad Shibiin
Public Health student

IT students

ā€œSomLearning Online Academy waxay igu caawisay inaan gaaro heer sare oo aqoonta IT-ga ah. Waxaan ka helay tababar ku saabsan barnaamijyada ugu casrisan, cybersecurity, iyo horumarinta webka, iyadoo macallimiinta ay bixiyaan casharro si fudud loo fahmi karo. Haddii aad rabto inaad si degdeg ah u horumariso xirfaddaada IT, SomLearning waa fursad aan la seegin!ā€

Mohamed Moumin Ibrahim
Website developer students
Enrolled Students
0 +
Students
0 +
Subscribers
0 +
Courses
0 +

About Our CEO

Mr Ridwan Mohamed Tukale is the Founder and CEO (cheif executive officer) of SomLearning Online Academy  a leading online education platform dedicated to providing accessible, high-quality learning to students around the world. 

with strong passion for innovation and education, Mr Radwan Mohamed Combines years of leadership experience with a vision to transform how people learn through technology